SE05EP4 Digrigii Xubbiga
Codka Ubax - Podcast tekijän mukaan Ismaaciil C Ubax

Kategoriat:
Send us a text Waa silsilad-suugaaneed ka dhalatay geeri naxdin leh oo kala geysay lammaane ku ballansanaa in ay is guursadaan. Dhacdadan iyo suugaanta ka dhalatayba halkan ka dhegayso. Support the show