EPO9: 9 Qodob oo kaa caawin doona ina aad xasiloonaato gudo ahaan| Xasuusin iyo xasilooni.

Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah - Podcast tekijän mukaan Nazreen Zallah

Xalqadan waxa aan kaga hadlay 9 qodob oo ka mida wax-yaabaha kaa caawin doona in aad xasiloonaato gudo ahaan.💗