Maxaa sababi kara, in qofka muslimka ah , uu diinta shaki ka galo ?
Reer Guuraa - Podcast tekijän mukaan Muna iyo Shukri
Kategoriat:
Qaybtan waxaa marti noogu ah Sheekh Mustafe (Abu Rowdah), oo ka mid ah sheekhiinta ugu caansan Denmark. Waa sheekha iyo imamka magaalada Aalborg, Denmark. Sheekha waxaanu waydiinay su'aalo ka mid ah, su'aalaha ay na soo waydiiyeen dhagaystayaashu.
