Qisadii Fa’iza Sharif (qaybtii 1-aad)
Reer Guuraa - Podcast tekijän mukaan Muna iyo Shukri
 
   Kategoriat:
Qaybtan waxaannu ku soo qaaddanaynaa qisada Fa'iza Shariif. Fai'za waxay ku soo kortay xarun lagu xanaanayn jiray caruurta aan waalidka lahayn ama qoysaskoodu yihiin faqiirka, dagaaladii sokeeye ee Somalia ka hor. Waxay innala wadaagaysa noloshu sidday ahayd berrigaas, iyo saamaynta burburkii Somalia ku reebay nolosheeda.
 
 