Dhismaha Xukuumadda Xigta ee Soomaaliya

Adeeg Wanaag - Podcast tekijän mukaan Somali Public Agenda

Kategoriat:

25-kii June baarlamaanka Soomaaliya ayaa riday xukuumaddii uu hoggaaminayay raysal wasaare Xasan Cali Khayre. Ilaa wakhtigan xukuumad cusub lamasoo dhisin. Xukuumadda waxa la riday maalmo yar kadib markii uu soo idlaaday shirkii Dhuusamareeb 2 oo ay madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyadu uga hadlayeen nooca doorashada suuragalka ah in ay ku qabsoonto wakhtiga u haray hay’adaha federaalka. Maxamed Cabdirisaaq waa aasaasaha iyo agaasimaha Finance, Development, and Go...

Visit the podcast's native language site