Falanqeyn: waxa laga baran karo sida loo maareeyay kaalmadii bini'aadamnimo ee 2019 loo fidiyey Beledweyne

Adeeg Wanaag - Podcast tekijän mukaan Somali Public Agenda

Kategoriat:

Bishii Octobar 2019, webiga Shabelle ayaa ku fatahay degmooyin katirsan Hirshabelle gaar ahaan magaalada Beledweyne. Daadadka oo ka dhashay roobabkii deyrta ee ka da’ay Soomaaliya iyo Ethiopia waxaa magaalada Beledweyne uga barakacay dad lagu qiyaasay 240,000 oo qofood. Kaalmo bini’aadamnimo oo xooggan ayaa loo fidiyey dadka ay fatahaadda sameysay. Balse dad badan ayaa ka cawday in gargaarka lagu qeybiyey si aan cadaalad ahayn. Contact Somali Public Agenda’s Adeeg Wanaag Podcast · T...

Visit the podcast's native language site