Helitaanka Warqadaha Aqoonsiga ee Dowladda

Adeeg Wanaag - Podcast tekijän mukaan Somali Public Agenda

Kategoriat:

Adeegyada ugu muhiimsan oo ay dowladuhu bixiyaan waxaa kamid ah in muwaadiniinta la siiyo dukumintiyada aqoonsiga dowladeed sida baasaboorrada, shahaadooyinka dhalashada, shatiga wadista baabuurta, iyo shahaadooyinka caddeynta dambi la'aanta. Aqoonsiyada dukumintiyada dowladeed ee Muqdisho laga bixiyo ayaa waaa bixiya hay'ado dowladeed iyo waaxyo hoos yimaada wasaaradaha amniga, gaadiidka, iyo sidoo kale dowladda hoose ee Muqdisho.Dadweynaha ku nool magaalada ayaa culeysyo kala duwan kala kul...

Visit the podcast's native language site