Kiribto Somali Media waa Goob Aad Ka Baran Karto lacagaha dhijitaalka Ah iyo Tech, yada Blockchain.
Podcast tekijän mukaan Kiribto Somali Media

Kategoriat:
173 Jaksot
-
MAXAY TAHAYE SABATA BITCOIN USII QAALIYOBAYO XALKA ETHEREUM MUXUU NOQONDOONA XRP ISNE MAXA KACUSUB?
Julkaistiin: 6.12.2020 -
BITCOIN OO NOQDAY QAB BANKIYADKA DUNIDA UGU WAYN ETHEREUM SABABTA UU CIRKA ISKUGU SHARERAY?
Julkaistiin: 24.11.2020 -
Hayaanka Tech_blockchainka iyo lacagaha kiribto lacagtu waa system dadka lagu koontaroolo?
Julkaistiin: 8.10.2020 -
inkabadan 90 shirkadood oo cardano safka ugu jirta bitcoin oo dhaqaalaha dunida wada cantuugayaa?
Julkaistiin: 8.10.2020 -
4.SANO KA HORE ETHEREUM WUXUU AHAA 11.DOLLAR HALKA MAANTA UU YAHAY. BITCOIN Q3.GII UGU FIICNAA TARIIKdiisa
Julkaistiin: 1.10.2020 -
CIR ISKU SHARERKA CARDANO MAXA KADAMBEYA.VENEZUELA BITCOIN NETWORK WAXAY KUGARIKARAN DIISHASHKA?
Julkaistiin: 1.10.2020 -
ARLADU WAXAY UBAAHANTAHAY BITCOIN DEYNTA DUNIDU WAXAY MAREYSAA FUR DILAAC
Julkaistiin: 26.9.2020 -
haduu dolarku wali kujiro hoos udhac 5 shey oo bitcoin ku qaaliyoobaayo todobaadkan Ethereum yuu ku dhaafin?
Julkaistiin: 1.9.2020 -
Hayaanka Tech?blockchainka iyo lacagaha kiribto?lacag Qabiil mise lacag si caalamiya loo isticmaali karo
Julkaistiin: 28.8.2020 -
diintu maxay ka qabtaa bitcoin sarifkiisa ama sarifleyda lacagaha kiribto ka dhax shaqeysta
Julkaistiin: 27.8.2020 -
Xog Sheegaysa in uu Bitcoin tago 340,000 ontology,neo, ethereum iyo xaalka kiribto iyo maanta
Julkaistiin: 20.8.2020 -
Hayaanka Tech_blockchainka iyo lacagaha kiribto_ Lacag waa nidaam madaxbanaan oo iskiis utagan
Julkaistiin: 18.8.2020 -
Bitcoin oo Kawanaagsan Dahabka iyo Sababta xaalka Ethereum.Cadano oo blogii1ad si an lakala lahay
Julkaistiin: 18.8.2020 -
maxay ka macno tahay xayeysiinada kiribto ee ka bilanabaya mareykanka xalka ethereum chainlink btc iyo todobaadkan
Julkaistiin: 11.8.2020 -
Hayaanka Tech_blockchainka iyo lacagaha kiribto_ siduu internetka wax ubadalay Qeybtii 1aad
Julkaistiin: 8.8.2020 -
Qeybtii labaad sidee umada soomaaliyeed uga faa'iideysan kartaa lagaha kiribto iyo eng, shiine iyo sayidcali
Julkaistiin: 29.7.2020 -
sidee umada soomaaliyeed uga faa'iideysan kartaa lagaha kiribto iyo eng, shiine iyo sayidcali
Julkaistiin: 28.7.2020 -
Sideen scamska isga ilaalinkarnaa jabsigii twitterka chainlink oo buuqka jiro iyo xalado kale
Julkaistiin: 19.7.2020 -
Isticmaalka bitcoin ee afrika oo sobadnaya banaadir jubadahoose iyokuwale bitcoin radintisa..
Julkaistiin: 6.7.2020 -
lacagta wadanka Zimbabwe oo markale burburtay wirecardvisa oo hawada kabaxayiyo kuwakale xalka crypto
Julkaistiin: 1.7.2020
Kiribto Somali media waa Goob Aad ka Baran Karto lacagaha dhijitaalka Ah iyo Tech, yada Blockchain cryptocurrency AfSomali ah iyo Qaab Dhaqaaleedka Cusub Ee dunidu Wajahayso wana Goob La isku dhaafsado Cilmiga tech,yadan Cusub iyo Sidii UMADA Soomaaliyeed Uga Faaiideysan Lahayd lacagaha cryptocurrencyga, waxaad kaloo nagala socan kartaa shabakada https://kiribto.com ama barteene youtubka https://www.youtube.com/c/KiribtoSomaliTv?sub_confirmation=1 isticmaal browserka amaanka ah ee xawaarihiisu sareeyo ee brave browser kala soo dag halkan https://brave.com/?ref=kir251 mahadsanid